Wararkii ugu dambeeyay xiisada ka jirta dalka Itoobiya
Madaxweynihii hore ee Nigeria, Olusegun Obasanjo, ayaa meesha ka saaray warar la isla dhex marayey oo sheegayay inaan lagu soo dhawaynayn Itoobiya si uu u bilaabo dhex dhexaadin dhinacyada isku haya dalka Itoobiya.