Faahfaahin ka soo baxaysa weerar Bam oo lagu qaaday ciidamo ku sugan Janaale
Wararka ka imanaya magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya weerar bam oo lagu qaaday bar koontarool oo ku taal Janaale ay ku dhinteen askar iyo dad rayid ah.