Qoraa sare Maxamed Daahir Afrax oo geeriyooday
Guddoomiyihii Guddiga Madaxa Bannaan ee dib u eegista Dastuurka ahaana Guddoomiyaha Akadeemiyadda Goboleedka afka Soomaaliga ee AGA Dr. Maxamed Dahir Afrax ayaa ku geeriyooday magaalada London dalka Ingiriiska.