Bankiga IBS oo loo aqoonsaday Bangiga ugu Wanaagsan dalka Soomaaliya
August 18 (Jowhar.com)-IBS Bank oo ka mid ah Bank-giyada dalka ugu waaweyn ayaa ku guuleystay abaalmarinta Bankgiga ugu wanaagsan sanadka (BANK OF THE YEAR AWARD) ee ay bixiso Somali Night Awards.