Isbitaalka Dalmar oo fuliyay qaliimo cusub oo dibeda loo aadi jiray
Oct. 07 (Jowhar.com) -Xarunta Isbitaalka taqasusiga iyo tacliimiga ee Dalmar ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu daah-furayey qaliimo cusub oo lagu soo kordhiyey isbitaalka, kuwaasoo la xiriira dhinaca Qurxinta iyo hagaajinta…