Maraykanka oo sheegay in duqeyn ay ku dileen sarkaal ka tirsan Alshabaab
Oct. 03 (Jowhar.com) - Taliska Ciidamada Maraykanka ee AFICOM ayaa sheegay inay duqeyn cirka ah ay ku dileen sarkaal ka tirsan Alshabaab meel ku dhow degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.