Ciidamada ATMIS oo dib ula wareegay saldhigga Ceel-Baraf iyo qarax ka dhacay Balcad
May 17 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya deegaanka CeelBaraf ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in saaka ay dib ula wareegeen ciidamada ATMIS iyo kuwa xoogga dalka kadib labo toddobaad oo ay halkaas dagaalamayaasha Alshabaab ay la wareegeen.