Al Shabaab Oo Madaafiic Ku weeraray Deegaanka Biyo Cadde
May 12 (Jowhar.com)- Wararka ka imanaya deegaanka Biyo Cadde oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in madaafiic lagu weeraray caawa saldhig ay ciidamada ATMIS ku leeyihiin deegaankaas iyo xaafado ka tirsan Biyo Cadde ay sababeen…