Browsing Category
NEWS
NEWS
Beesha Caalamka oo ku guuleystay inay shir isugu keento DFS iyo Dowlad Goboleedyada
Kadib cadaadis badan oo ay beesha caalamku saartey madaxda Dowladda iyo Dowlad goboleedyada ayaa lagu heshiiyey in maalinta sabtida ah la isugu yimaado shir ay albaabadu u xiran yihiin oo ay beesha caalamkuna qeyb ka tahay kaas oo ka…
Golaha Wasiirada oo maanta ka shirey Arrimaha Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo ku qabsoomay habka fogaan aragga.
Madaxweynihii hore Maraykanka Trump oo maxkamad lala koray
Laba sarkaal oo ka mid ah booliska xarunta Congress-ka ee Capitol Hill ayaa diiwaan-geliyey dawacd ka dhan ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaga oo sheegay inuu huriyey weerarkii dhimashada lahaa ee xarunta lagu qaaday…
Madaxweynaha Puntland Deni oo la kulmay Safiirka Sweden Tillander
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la yeeshay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander.
Madaxweynaha Hirshabelle oo safar dhulka ah ku tagay degmada Warsheekh
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta safar dhulka ah ku tagay degmada xeebta ku taal ee Warshkeekh ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Sarkaal ka tirsan Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo iyo qof ka mid ahaa raggii dilka fuliyay oo la…
Sarkaal ka tirsan ciidanka dambi baarista CID ayaa xalay lagu dilay waqooyiga Gaalkacyo ee ka tirsan Maamulka Puntland.
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen Odowaa oo la kulmay taliyaha Howlgalka Midowga Yurub
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta kor u qaadista tababarka ciidanka xoogga , ka dib kulan ay ku yeesheen xarunta wasaaradda…
Golaha Ammaanka QM oo ku baaqay in deg-deg loo qabto doorashada Soomaaliya
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay madaxda Dowladda Faderaalka Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedyada in ay ugu horayn shiraan si loo xaliyo khilaafka ka jira doorashooyinka.
Jubbaland Iyo Puntland oo ku eedeeyay Madaxda Dowlada inay Xagal-Daacinayaan Shirka Muqdisho
War saxaafaded wadajir u soo saareen Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa waxay walaac ka muujiyeen in Madaxda sare ee muddo xileedkeedu dhammaaday ee dowladda Federaalka ay xagal daacinayaan qabsoomida shirkii loo fadhiyay inuu…
Madaxda Dowlad Goboleedyada Galmudug,Hirshabelle iyo Koofurgalbeed oo kulmay
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta qado sharaf gurigiisa ugu sameeyay, Madaxweynaha Koonfur Galbeed e Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen…
Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulankoodii maanta furmay
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa goordhow waxa u furmay kulankoodii maanta oo ahaa mid lagu tuhumayay in laga yaabo in muddo kororsi ay ku sameystaan xildhibaanada iyo weliba Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku tilmaamay Madaxweyne Farmaajo nin xoog ku haysta dalka
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa war ka soo saaray wadooyinka xiran maanta ee magaalada Muqdisho.
Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho oo saaka xiran
Wadooyinka waaweyn ee caasimada dalka Muqdisho ayaa saaka xiran iyadoo wadooyinka qaar lagu gooyay gaadiid dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Booliska.
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah
Golaha shacabka Baarlamanka Somaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya kulan shaki badan uu hareeyay.
Madasha Badbaado Qaran oo ka digtey Muddo Kororsi
Madasha Badbaado Qaran oo ay midoobeen Golaha musharaxiinta, madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaanada Golaha…
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif iyo Madaxweynaha Koofurgalbeed oo kulmay
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa caawa kulan ku yeeshay caasimada Muqdisho.