Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay magaalada Beledweyne

Mar 8 (Jowhar.com) – Dagaal qasaare geystey ayaa ka dhacay afaafka hore ee madaxtooyada Madaxtooyada Hirshabeelle ee magaalada Baladweyne iyadoo dagaalkana uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

lama oga dagaalka waxa uu ka dhashay hase yeeshee waxaa wararku ay sheegayaan in uu ku dhintey mid ka mid ah ciidamada ilaalada u ah madaxtooyada Hirshabelle.

Dagaalka ayaa ku soo beegmay xilli la sheegayo inuu jiro khilaaf u dhexeeya madaxda sare ee Hirshabelle.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More