WHO;”Amarka ka bixitaanka Qaza ku tilmaantay Xukun Dil ah oo lagu ridey dadka xanuunsan”
Oct 13 (Jowhar.com)-Ururka Caafimaadka Adduunka WHO ayaa ka digay amarka ay Israa'iil ku soo rogtay dadka ku noolmagaalada Qaza ee ah in 24saac gudahood ay uga guuraan iyadoo ku tilmaantay inuu la mid yahay amarkaas xukun dil ahoo lagu…