Masar oo ogolaatay inay furto Marinka Rafax

Oct 16 (Jowhar.com)-Xoghayaha Arrimaha Debedda Maraykanka Antony Blinken ayaa Axaddii sheegay in dib loo furi doono Marinka Rafah ee ku yaalla xuduudda Gaza, kaas oo ay maamusho Masar.Xoghayaha ayaa sheegay inay kala shaqaynayaan Masar,

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More