Jabhada M23 oo qarka u saaran iney qabsato magaalada labaad ee ugu weyn bariga Congo
Feb 15(Jowhar)Kumannaan qof oo argagaxsan ayaa Sabtidi shalay ka cararay magaalada labaad ee ugu weyn bariga dalka Congo, kaddib marki ay malleeshiyada fallaagada M23 ku soo dhawaadeen aaggaasi.Waddooyinka ka baxa magaalada Bukavu ayaa!--more-->…