Maxkamadda gobolka Banaadir oo u yeertay Hanti-dhowraha Qaranka oo danbiyo culus loo heysto
Feb 15(Jowhar)Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u yeertay Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale.Sida qoraalka maxkamadda ku cad, Hantidhowraha ayaa lagu soo eedeeyay dhowr qodob sida ka muuqata warqada uu soo saaray!--more-->…