Weerarkii hoteelka Qaahira oo lasoo afjaray iyo nabadoono caan ah oo lagu dilay
Mar 11(Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar culus oo kooxda Al-shabaab saaka ay ku qaaday hoteelka Qaahira ee ku yaala xaafadda Howlwadaag ee magaalada Beledweyn.Weerarka oo ku bilowday gaari!--more-->…