Mareykanka oo war kasoo saaray duqeyn ay ka fuliyeen deegaanada Puntland
Feb 01 (Jowhar)-Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa war saxaafadeed ka soo saaray duqeyn ay ka geysteen Soomaaliya, gaar ahaan xubno ka tirsan Argagixisada Daacish oo ku dhuumaaleysanaya buuraleyda Gobolka Bari.War!--more-->…