Mareykanka oo jaray xogihii dhanka sirdoonka uu la wadaagi jiray Ukraine
Mar 06(Jowhar)Mareykanka ayaa Arbacadi shalay jaray xogihii dhanka sirdoonka ee uu la wadaagayay Ukraine, tallaabadaas oo si weyn u yareyn karta awoodaha Kyiv ee sii wadista dagaalka muddada saddexda sano ay kula jirto Ruushka.!--more-->…