Shirka Hannaanka Dib-u-eegista 6-aad ee Barnaamijka Deyn-Cafinta Soomaaliya oo Nairobi ka furmay
Sep 17 (Jowhar.com)- Waxaa maanta magaaalda Nairobi ee dalka Kenya, ka furmay shirka Deyn-Cafinta Soomaaliya oo maraya dib-u-geegistii 6-aad ee ah kii ugu dambeeyay.Shirkaan oo uu si rasmi ah u furay Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliya,!--more-->…