Ku dhawaad saddex boqol oo qof oo ku geeriyooday dhul gariir xooggan oo ka dhacay Marooko
Sep 09 (Jowhar.com)-Dhul gariir xooggan ayaa ku dhuftay dalka Morocco, waxaana ku dhintay ugu yaraan laba boqol iyo sagaashan iyo lix qof, iyadoo tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee…