Wararkii ugu danbeeyay wadahadalka ay Doxa ku yeesheen Xamze iyo Farmaajo
Sep 07 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo uu booqasho ugu tegay.Sida lagu sheegay!--more-->…