Soomaaliya oo Nus Milyan Dollar ku kireysatay shirkad xiriir la leh madaxweyne Trump
Jan 29 (Jowhar)-Dowladda Soomaaliya ayaa kireystay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC oo xiriir la leh madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si looga hortago in Trump uu mar kale ciidamada Maraykanka ka soo saaro Soomaaliya.!--more-->…