Xuutiyiinta Yemen oo sheegay iney gantaalo ku garaaceen garoonka Tel Aviv
Jan 01 (Jowhar) Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto Iran ayaa sheegay in ay laba gantaal ku rideen Israa’iil, saacado kaddib markii milatariga Israa’iil ay sheegeen in ay qabteen gantaal laga soo tuuray dalkaas.“Weerarka koowaad waxa lagu!--more-->…