Fahad Yaasiin oo farta ku fiiqay Saddex dowladood oo garab siinaya Axmed Madoobe
Jan 19 (Jowhar) -Taliyihii hore ee Nabad Sugida Qaranka Fahad Yaasiin ayaa ka hadlay safarka uu shalay Axmed Madoobe ku tagay magaalada Nairobi oo dowladda Kenya ay usoo dirtay diyaarad gaar ah, taasoo ka careysiisay Villa Soomaaliya.!--more-->…