Wasiir Faarax oo shaaciyay hanaanka kamid noqoshada Guddiga Qaranka Tacliinta sare Soomaaliya
Jan 13 (Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday hannaanka loo marayo (ka mid noqoshada) xubinnimada Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare, sida ay ku caddeeyeen Bayaan ay soo saareen.!--more-->…