Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Ansixiyay sharciga Barakacayaasha
May 24 (Jowhar) Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga lixaad kulankiisa 16-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee…