Wararkii u danbeeyay xaaladda magaalada Ceerigaabo kadib dagaalo laba cishi socday
Dec 16 ( Jowhar)Waxaa ilaa xalay deggeneyd xaaladda magaalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag, taas oo labadii maalmood ee u dambeeyay ay dagaallo ka dhaceen.Dhanka kale, qof goob jooge ah ayaa inoo sheegay in rasaas laga maqlayay xaafado!--more-->…