Jubaland oo shaacisay iney xiriirkii u jartay dowladda Soomaaliya
Nov 28 ( Jowhar) Go’aan ka soo baxay Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa si rasmi ah loogu shaacisay in Jubbaland ay joojisay xiriirkii iyo wada shaqayntii kala dhaxaysay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku eedaysay inay ku tumatay…