Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo magacaabey Afhayeenkiisa cusub
Dec 15 ( Jowhar)Madaxweynaha Mamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa wareegto uu goordhow soo saaray ku magacaabay Afhayeenkiisa cusub.
Mr. Ciro oo xilka la wareegay, xafiiska a fariistay ayaa Xuseen Aadan Deyr u magacaabey!--more-->…