Madaxweyne Xasan oo sarkaal Imaaraatka Carabta ah ugu magac daray xerada Gen Gordan
Dec 02 ( Jowhar) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wareegto uu soo saaray u kala bedelay magacyada labada Xero ee Damaanyo iyo Gordon, waxaana Xerada Gen. Gordon loogu magac daray Col Maxamed Mubaarak Al Mansor oo ahaa Sarkaal Imaaraadka…