Elon Musk oo weerar culus ku qaaday madaxweyne Trump
Jun 04(Jowhar) Maalqabeenka Maraykanka ah ee Elon Musk ayaa cambaareeyay saxiixa madaxweyne Trump ee nidaamka cashuuraha oo uu ku tilmaamay in uu yahay wax laga yaqyaqsado.Aqalka Wakiillada bishii hore waxaa ansixiyay miisaaniyadda…