Wasiirka Amniga oo Swan kala hadlay wax ka qabashada nabada iyo xasiloonida Soomaaliya
Nov 13 (Jowhar)-Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan lagu xoojinayo amniga la yeeshay Kusimaha Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, kaasi oo diiradda la saaray…