Madaxweyne Xasan oo casho sharaf ku maamuusay aqoonyahano ka qeyb galay shir ka dhacay Muqdisho
Dec 19 ( Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay aqoonyahannada, cilmi-baarayaasha iyo mas’uuliyiinta ka qeyb-galay Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga…