Madaxweyne Lafta Gareen oo safiirka Sweden kulan kula yeeshay magaalada Nairobi
Nov 11 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Narobia ee Caasimada Dalka Kenya kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Sweden ufadhiya Soomaaliya Amb Joachim Waern oo ay ka wada…