Ra’iisul wasaare Xamze oo digniin adag kasoo saaray lacagaha lasiiyo Shabaab
Dec 15 ( Jowhar)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa sheegay in lacagta la siiyo argagixisada ay khatar ku tahay, diinta, amniga, bulshada iyo dowladnimada, isla markaana lagu…