Gudoonka baarlamaanka oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya diyaarinta xeerarka doorashooyinka
Nov 07 (Jowhar)-Guddoonka labada Aqal ee BFS ayaa caawa magacaabay Guddi Kumeel gaar ay oo ka kooban 15 xubnood oo Xildhibaanada labada Aqal ah.Guddigan waxa ay ka shaqeynayaan diyaarinta Xeerarka doorashooyinka Ururada iyo Xisbiyafa!--more-->…