Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Sucuudiga oo wada hadal ku yeelanaya Iran
Nov 11 (Jowhar)-Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Sacuudiga Fayyad al-Ruwaili ayaa lagu wadaa in uu booqdo Tehran si uu wadahadal ula yeesho dhiggiisa Iran oo ku saabsan iskaashiga dhanka difaaca, sida uu sheegay taliska guud ee…