Diyaaradaha Ruushka iyo kuwa Syria ayaa xoojiyay duqeymaha ay ku hayaan fallaagada Syria
Dec 01 ( Jowhar)-Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo kuwa Syria ayaa maalintii labaad galay magaalada Idlib ee ay gacanta ku hayaan fallaagada, duqeymaha xooggan ee ka socda waqooyiga Syria ayaa la doonayay in dib loogu riixo kooxaha…