Madaxweyne Biden ayaa rajeynaya in duqeynta Israel ay ka geysatay Iran ay soo afjarto xiisadda
Okt 27 (Jowhar)-Iran ayaa hoos u dhigtay duqeymaha cirka ah ee ay Israa'iil habeen dhaweyd ku qaaday bartilmaameedkeeda militari, iyadoo sheegtay in khasaaruhu uu aad u yaraa. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku baaqay in la soo…