Madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Berlin ee xarunta dalka Jarmalka
Nov 05 (Jowhar)-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Berlin ee caasimadda dalka Jarmalka ka dib markii uu martiqaad ka…
Wasaarada Amniga maamulka Jubaland oo soo saartay awaamir culus
Nov 05 (Jowhar)-Wasaaradda Amniga Gudaha maamulka Jubaland Oo Soo saartay Wareegto Amni ayaa fartay Taliyeyaasha Ciidamada fulinta Awaamiir lagu sugayo Amniga Jubaland.
Sweden Halts 13 Offshore Wind Farm Projects Due to Security Concerns
Sweden's government has announced the suspension of the construction of 13 offshore wind farms in the Baltic Sea, following claims from the military that these projects could hinder national defense capabilities.
Dadka Mareykanka oo maanta u dareeraya goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan madaxweyne cusub
Nov 05 (Jowhar)-Malaayin qof oo Mareykan ah ayaa maanta oo Talaada ah u dareeraya goobaha ay yeelaan sanaadiiqda codoadka, si ay u soo doortaan madaxweynaha xakumi doona dalkan afarta sano ee soo socota.
Musk’s Attorney Claims $1 Million Voter Giveaway Winners Were Not Selected Randomly
The pro-Trump organization associated with Elon Musk does not randomly select the winners of its $1 million-a-day giveaway for registered voters; instead, it chooses individuals who can effectively promote its agenda, according to a lawyer…
US Court Overturns Intellectual Disability Ruling for Death Row Inmate
The United States Supreme Court has dismissed a judicial ruling that had saved a man convicted of murder in Alabama from execution due to a finding of intellectual disability.
Wafdi ka socday Dowlada Kenya oo Kismaayo kula kulmay Axmed Madoobe
Nov 04 (Jowhar)-Wafdi ka socday Dowlada Kenya oo gaaray maanta magaalada Kismaayo ayaa waxa ay kulan la yeesheen Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.
Eight Individuals Face Trial in France for 2020 Teacher Beheading Case
The father of a French student whose description of the use of caricatures of the Prophet Mohammad in a free speech class contributed to the teacher’s tragic murder is currently on trial, facing charges of association with a terrorist…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir ku xigeen iyo Wasiiru Dowle
Nov 04 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xilal ay baneeyeen Wasiiru dowlihii wasaarada qorsheynga,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha iyo wasiir ku xigeenkii…
Fresh Rainfall Hits Spain While Flood Rescue Operations Continue
Rescue teams ventured into flooded garages to search for victims from Spain's deadliest floods in a generation, as renewed rainfall led to transport disruptions in the northeastern region of Catalonia.