War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho
Oct 30 (Jowhar)-War murtiyeedka ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la isku raacay in la qabto doorashada dowladaha hoose June 2025.Sidoo kale doorashada Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada la qabto September 2025.!--more-->…