Maxkamadda ICC oo soo saartay amar lagu soo xirayo ra’iisul wasaaraha Israel Netanyahu
Nov 22 ( Jowhar)-Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa Khamiista maanta ah soo saartay amar lagu soo xirayo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant, iyo sidoo kale taliyaha…