Wasiirkii Arrimaha Dibadda Itoobiya oo loo doortay madaxweyne cusub
Oct 07 (Jowhar)-Dowladda Itoobiya ayaa Taye Atske Selassie u dooratay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee Itoobiya ee lixda sano ee soo socota.Taye Selassie ayaa ahaa wasiirka Arrimaha dibada Itoobiya, wuxuuna hadda bedelay Sahle Worke!--more-->…