Sucuudiga oo si lama-filaan ah uga hadlay duqeymaha Israel ee dalka Lubnaan
Sep 30 (Jowhar)Bayaan goor dhow ay soo saartay dowladda Sacuudiga, ayaa waxay ku sheegtay in Sacuudiga uu taageerayo Lubnaan, iyadoo dhanka kalana ku baaqday in la ilaaliyo "madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed" ee Lubnaan.Wasaaradda!--more-->…