Dowladda Soomaaliya oo xanibaad saartay xildhibaano iyo saraakiil ku wajahnaa Baydhabo
Sep 17 (Jowhar) Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha Adan Cadde lagu xanibay xildhibaano, Saraakiil ciidan iyo siyaasiyiin ku wajahnaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.Wararka ayaa!--more-->…