Wararkii u danbeeyay khasaaraha ka dhashay diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday duleedka Muqdisho
Sep 19 (Jowhar) Diyaarad Nooca Milatariga isticmaala ee loo yaqaano Helikabtar ayaa Gabaldhicii Maanta ku dhacday Beer u dhow Xerada ATMIS deegaanka Carbiska ee degmada Afgooye.
Maxkamadda Ciidamadda oo dil ku xukuntay askari hore dil uga geystay degmada Xarardheere
Sep 19 (Jowhar) Dable Xoogga Maxamud Cabdulle Geesood “AJ” oo ka tirsan Guutada 7-aad ee XDS, ayaa loo soo xiray dil bareer ah oo degmadda Xarardheere ee gobolka Mudug uu ugu geystay Marxuum Xasan Cabdullaahi Axmed “Qeylo”, Taariikhdu…
Ciidanka NISA ee garoonka Muqdisho oo xildhibaan Sareedo u diiday iney u safarto Baydhabo
Sep 19 (Jowhar) Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle oo ka tiraan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka laga reebay diyaarad ay u raaci rabtay magaalada Baydhabo oo hada xarun KMG u ah maamulka Koofur Galbeee.
Xisbullah oo qaraxyo loogu xiray aaladaha isgaarsiineed mar kale looga dilay 20 qof
Sep 19 (Jowhar) Aalado ay ku jiraan raadiyaasha ama fooneeyayaasha gacanta oo ay xubnaha ururka Xisbullah iskula xiriirayeen, ayaa Arbacadi shalay ku qarxay meelo badan oo ka mid ah koofurta Lubnan, iyadoo ay qaraxyadaasi sababeen dhimasho…
Mareykanka oo soo fara geliyay xiisada Koofur Galbeed iyo Villa Soomaaliya
Sep 18 (Jowhar) Dowladda Mareykanka ayaa soo fara gelisay xiisadda u dhexeysa Villa Soomaaliya ee Koofur Galbeed, iyadoo safiirka wadankaasi uu bilaabay kulamo wadatashi ah.
Turkiga oo u soo diraya Maraakiib dagaal xeebaha Soomaaliya
Sep 18 ( Jowhar)- Turkiga ayaa qorsheyna in ay xeebaha Soomaaliya ay u dirto markab dagaal oo ay leeyihiin ciidanka badda, si ay u ilaaliyaan markab ka shaqeeynaya howlaha sahanka iyo cilmi-baarista tamarta oo lagu wado in bisha soo socota…
Golaha Shacabka oo Akhrinta 1aad Marsiiyay Sharciga Hanaanka lacag bixinta Qaranka
Sep 18 ( Jowhar)- Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka iyo Hindise Sharciyeedka Wax ka…
Hay’adda Tayada oo Xafiis cusub ka furatay Garoonka Aadan Cadde
Sep 18 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Jibril Abdirashid Haji Abdi, oo ay wehliso Mareeyaha Guud ee hay'adda Tayo-dhawrka Soomaliyeed Marwo Haawo Ahmed Hassan.
Maxkamadda sare ee dalka oo diiday racfaankii uusoo qaatay Sayid Cali Macalin
Sep 18 (Jowhar) Sayid Cali Macalim oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa ayaa ugu dambeyn laga gaaray go’aankii ugu dambeeyay ee maxkamadda sare.
Israel injured nearly 3000 members of Hezbollah in Lebanon
In a recent escalation of tensions between Israel and Hezbollah, nearly 3000 members of the militant group were injured in Lebanon. The conflict, which has been ongoing for decades, reached a boiling point as Israel launched airstrikes…