Deni oo gudoomiyay kulan ku saabsan amniga magaalada Gaalkacyo
Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland ee gobolka Mudug.Kulanka oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo ayaa looga Hadlay Amniga!--more-->…