Muxuu ka dhigan yahay talaabada ay Wasaaradda gaadiidka hoos ugu dhigtay qiimaha Leysinka?
Aug 18(Jowhar)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo saartay Habraac cusub oo wax badan ka badalaya qiimihii hore ee Laysinka Mootada uga bixijiray Darwaladda Gaadiidka Bajaajka ku shaqeysta.Iyadoo maalmihii danbe ay!--more-->…