President Hassan appointed Abdullahi Gaafow to the post
Aug 26 (Jowhar) - The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, appointed Abdullahi Gaafow Mohamud to be the President's Armed Forces Adviser.
Ruushka oo Inkanbadan 100 gantaal ku garaacay dalka Ukraine
Aug 27(Jowhar)-Ruushka ayaa Isniintii garaacay inta badan magaalooyinka Ukraine, isaga oo weerarkaasi cirka ahaa u adeegsaday tiro badan oo gantaallo ah iyo diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ee bambooyinka tuura.
Maxkamada Gobolka Banaadir oo amar ka soo saartay Shirkadda Blue Sky Energy
Aug 26 (Jowhar)-Maxkamada gobolka Banaadir qeybta Madaniga ayaa qoraal ka soo baxay maanta waxa ay ku amartay Maamulka shirkadda Blue Sky Energy inaan wax isbedel ah lagu sameyn karin shirkadda.
Madaxweyne Xasan oo xil u magacabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow
Aug 26(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha arrimaha Ciidamada Qalabka Sida ee Madaxweynaha.
Booliska Puntland oo qabtay rag watay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn
Aug 26(Jowhar)-Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 7 nin iyo illaa shan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee is qarxiya.
Muwaadin British ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Ukraine
Aug 26(Jowhar)-Muwaadin u dhashay dalka Britain oo ka shaqaynaayay bariga dalka Ukraine kana mid ahaa kooxda wakaaladda wararka ee Reuters ayaa lagu dilay duqeyn soo gaadhay hotel uu ku sugnaa. Sida ay xaqiijisay wakaaladdu.
Israel iyo Xamaas oo mar kale ku kala tagay wadahadaladii xabad joojinta Gaza
Aug 26(Jowhar)-Wadahadallado heerkoodu sarreeyay oo Axaddii shalay ay magaalada Qahira ku yeesheen ergooyin ka socday dowladaha dhexdhexaadinaya Isra’il iyo Xamas, ayaa mar kale ku soo dhammaaday is afagan-waa, sida uu xaqiijiyay sarkaal…
Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay ku biireyso IAEA
Aug 25(Jowhar)-Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowlada Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay ku biireyso dhowaan hay’adda Caalamka u qaabilsan tamarta Niyukliyerka”IAEA”.
Xildhibaanada beelaha Hawiye oo shir xasaasi ah ku yeeshay guriga Sheekh Sahriif
Aug 25(Jowhar)-Xildhibaannada Beelaha Hawiye ee ku matala Baarlamaanka labada Aqal oo maanta shir ku yeeshay Guriga Madaxweynihii Hore Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa looga hadlay xaalada dalka iyo dhibaatada heysata Shacabka iyo…
Israel oo duqeymo culus la beegsatay saldhigyo ay leedahay Xisbullah
Aug 25(Jowhar)-Israa'iil ayaa duqeymo cirka ah ka fulisay koonfurta Lubnaan subaxnimadii hore ee Saaka, taasoo ay ku sheegtay ‘weerar qorshaysan’ oo ay ku qaadday Xisbullah.