Maxkamadda sare ee ciidamadda oo soo saartay Xukunka Xassan Laari iyo Kooxdiisa
Sep 10 (Jowhar) Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo heysto dil, qal-qal gelin amin iyo ku takrifal dhul dowladeed.Eedeysaneyaasha oo kala ah!--more-->…