Boqolaal ruux oo dhaawacyo ay ka soo gaareen qalabka Isgaarsiinta dalka Lubnaan
Sep 17 (Jowhar)-Inka badan toban ruux ayaa ku dhimatay ku dhawaad 2,750 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ku qarxeen qalab isgaarsiinta gacanta laga isticmaalo gudaha dalka Lubnaan.Wasiirka Caafimaadka Lubnaan Firass Abiad!--more-->…